Looskey 应用
Shilinkaabe | Maamulo Xisaabtaada shl_07
ShilinKaabe App: waa App kooban oo kuu suurta-galin kara inaadlasocoto dhaq-dhaqaaqaaga xisaabeed (maaliyadeed). Wuxuuna kakoobanyahay Qaybahan soo socdaa: 1. Xisaabaadka: oo ah meesha aadkuqoran lahayd Xisaabta kaa baxday iyo midda kusoo gashayba.2.Xisaab-xir: waa meesha kuu suurta-galinaysa inaadxirtodhaq-dhaqaaqa xisaabeed ee hadda socda. 3. Xisaab hore: waameeshaaad ka arki karto Xisaabtii hore ee la xiray. 4. Xogta xiro:waxaykuu suurta-galinaysaa inaan xogtaada cid kale aysan arkin amawaxka badalin. Lasoco Xisaabtaada..